Baarlamanka Isbedel-doonka Jubbaland oo Kismaayo ku doortay guddoon cusub

Baarlamaanka Golaha Isbedeldoonka ee ay ku midoobeen mushararixiinta iyo Odayaasha ka horjeeda Axmed Madoobe ayaa galabta Kismaayo ku doortay Guddoon cusub. Kulan ay yeesheen Baarlamaanka mucaaradka ee Jubbaland ayaa Guddoomiye loogu doortay Mudane Ibraahim Nuur Xasan, waxaana doorashada ka qeyb galay Baarlamaanka Isbedel doonka Jubbaland oo ka kooban 75 xildhibaan, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen … Continue reading Baarlamanka Isbedel-doonka Jubbaland oo Kismaayo ku doortay guddoon cusub